Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababar iyo Wacyigalin ku saabsan Axdiga Xuquuqda Dadka Naafada Ah kaas oo ay ka qeyb galeen daneeyayaasha kala duwan ee Dowlada ayaa lagu Daah-furay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose.
Daneeyayaasha kala duwan ee Dowlada ee Tababarka ka qeyb-galay ayaa ahaa Masuuliyiin ka socdey Wasaaradaha, Caafimaadka, Waxbarashada, Amniga iyo Arimaha Gudaha.
Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed OdayÂ