Gudiga kor joogtaynta doorashada Golayaasha deegaanka Puntland Oo Tababar uga furmey Garoowe.

0
41

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dalladda Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland PUNSAA ayaa manta 160 kor joogtada Maxaliga ah ee doorashada u furtay tababarka hababka casriga ah korjoogtaynta doorashada golayaaasha deegaanka Garowe, Dongoronyo & Godobjiraan ee la filayo in ay dhacdo 23ka bishan Luulyo.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here