Xaflad Shahaado lagu Gudoonsiinay Arday ka Aflaxday Jamacada Horn International Oo Lagu qabtay Laascanood

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ardeydan ka Aflaxdey Jamacada Horn International Farceda Laascanood ayaa waxaa la Gudoonsiyay Shahaadada jaamcada ay bixiyso oo markii hore Itoobiya u aadi jireen Ardeyda

Munaasabada Shaahada bixinta ayaa Waxana Ka soo qayb galay Madaxda Dawlada SSC Khaatumo kuwa ka socdey Jaamacada Horn International iyo martishar kale.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here