Dhismaha Masjidka Waalideyn Oo laga dhagax dhigey Magaalada Baydhabo

0
68

Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Dhismaha Masjidka Waalideyn Oo laga dhisaayo Xaafada Wadajir Ee Magaalada Baydhabo ayaa markale la dhagax dhigey kadib mudo la soo agaasimayey sidii loo bilaabi lahaa waxaana Munaasabada dhagax dhiga goob joog ahaa Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Culimaahudiin iyo qeybaha kale ee Bulshada Xafadaasi

Ugu horeyn ayaa waxaa ka hadlay dhagax dhiga Dhismaha Masjidka Waalideyn ayaa waxaa sharaxaad ka bixiyay Culimada gacanta ku heysa dhismaha Masjidka iyagoo Bulshada Muxsinka ugu baaqey in ay ka qeyb qaataan dhismihiisa Masjidul Waalideyn

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here