Kooxaha Ciyaaraha Degmada Xudur Oo Agab Ciyaareed lagu wareejiyey

0
54

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Xiriirka Kubada Cagta Gobolka Bakool lix kooxood ku wareejiyey Aqqab Sports oo Horyaalka Cusub ay ku Ciyaaridoonaan,iyadoo dhowaan lafilaayo inuu furmo horyaalkii degmada Xuddur.

Horyaalkan Cusub oo ay ka qeeyb-gali doonaan Lixda kooxood ee Seri A-da ayaa waxaa Taaba gelinayaa Isku duwaha Wasaarada Caafimaadka Mustaf Maxamed Axmed.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahman Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here