Kalluumaysatada Puntland Oo ka Cabanaya kalluun yari soo wajahdey

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kalluumeysatada iyo ganacsatada ka shaqeeya adeegga kalluunka ama mallayga ee magaalada Boosaaso ayaa ka walaacsan, kalluun yari maalmahan ka jirtay xeebaha gobolka Bari.

Kalluumeysata ayaa arrintan ku macneeyay, xaalufin ay kalluumeysato ajnabi ah ka wadaan xeebaha Badda Cas ee Soomaaliya.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here