Aqoon isweydaarsiga Horumarinta Nidaamka Garsoorka dalka Oo Kismaayo lagu soo gebagabeeyey

0
42

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐢 𝐡𝐚𝐛𝐬𝐚𝐦𝐢 𝐥𝐞𝐡 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐦𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐬𝐚𝐝𝐞𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐢𝐬𝐰𝐞𝐲𝐝𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐰𝐚𝐱-𝐤𝐮-𝐨𝐨𝐥𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐇𝐨𝐠𝐠𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐫𝐞 𝐞𝐞 𝐛𝐚𝐡𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐆𝐚𝐫𝐬𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚.

Dhammaan madaxda sare ee bahda cadaaladda ee dowladda labadeeda heer ayaa ka qeyb qeybgalay shirka madasha hoggaaminta wax ku-oolka ah ee bahda cadaaladda Soomaaliyeed

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here