Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Markaska Al Imaam Abii Jacfari ayaa lagu bartaa Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo kutubada kale Culuumta Diiniga ah waxaana hada ay dhigtaan ku dhawaad Konton Ardey iyadoona markaska uu hada loo dhisey dhul balaaran oo markii hore ay ciriiri badan ku jireen
Munaasabada Dah-furka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiirka Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Dowladda KG Nur Sidow Baba Maamulka Markaska iyo Marti sharaf kale
Warkung waliba nig haayte Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy