Dhismaha Wajiga labaad dib-u-habeynta jidadka Buur-Hakaba Oo la dah-furey

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dowlada Hoose ee Maagalada Buur-hakaba iyo Maamulka Degmada ayaa bilaabey Wajiga labaad ee dib u habeeynta jidadka Maagalada Buur-hakaba ee Gobolka Bay.

Gudoomiyaha Degmada Buur-hakaba Ibraahim leysaamow ayaa ka warbixiyey Bilaabitaanka Dhismaha Wadooyinkan isagoo Ganacasatada iyo Wax garadka Degmada ugu baaqey in ay kaalin ka geystaan Wajiga Labaad ee dib u dayactirka Wadooyinkan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here