Ganacsiga Suuqa Xoolaha Baydhabo Oo Mushquul badan laga dareemayo.

0
75

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa diyaar garow xoogan loogu jiraa ciida Carafo oo y ka dhiman tahay sacado waxaana diyaar garowa laga dareemeyaa guud ahaanba suuqyada magalada baydhabo gaar ahaan suuqa xoola maadama ay bulshada badankeeda ay soo iibsaneyaa xoolo nool si ay u qashaan maalinta ciida

Waxaa jira qiima koror yimaada waqtiyada ciida waxaana qaar ka mid ah ganacastada iibisa qeybaha kala duwan ee xoolaha ka hadleen sida uu hada yahay mashuulka iyo dhaqadhaaqa ka jira suuqa.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here