Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka Bosaaso oo ka duulaya matalaada Bulshada ayaa deeqdan lacagta ah iyo raashinka ah gaarsiyay Qoyska Hani Farxaan Sahal oo ah hooyo danyar ah oo xanuusan hadana heysata Caruur kuwaas oo u baahan in la garab istaago
Xilibaanada ayaa xog wareystey Qoyska Hooyadan Xanuusan lana ildaran duruufo lacag aysan awoodin in maanta aysan iska bixiso daryeelka Caaafimaad oo ay u baahan tahay Xilibaanada ayaa Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqey in la Caawiyo Qoyskaan dhibaateysan
Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady