Dhismaha Saldhiga Booliska Deegaanka Yoontooy oo La dhagax dhigay.

0
76

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Mashaaric horumarineed laga hirgelinayaa Deegaanada Yoontooy, Buula Bartire, Qaam-Qaam, Janaa Cabdalle iyo Buulagaduud ee Jublaand.

waxaana Mashaaricda kamid ah dhismaha Saldhig Booliis, dayactir Ceelasha biyaha iyo Hirgelinta leyrarka cadceeda ku shaqeeya iyo mashaariic kale oo Horumarineed oo muhiim u ah Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here