Tababar ku saabsan Awood-dhisida shaqaalaha laqabsiga Isbedelka Cimilada Oo ka Furmey Baydhabo.

0
83

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa Loogu qabtey shaqaalaha Wasaaradaha Koonfur Galbeed iyo Ururada Bulshada Qeybahooda kala duwan Tababar ku saabsan Awood-dhisida shaqaalaha ee laqabsiga isbedelka Cimalada.

Waxaana Tababarkan u qabtay Wasaarada Deegaanka iyo isbedelka Cimalada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed somaliya.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here