Soomaaliland Oo bilowday la wareegida duur-joogta ku jirta Gacanta Bulshada.

0
90

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimiladda Soomaaliland ayaa si Rasmi ah ula wareegtay duur-joogta ku jirtay gacanta bulshada, kuwaas oo ay horey u diwaangelisay Wasaaradda Deegaanka,Waxaa Xeerka ilaalinta keeymaha iyo duurjoogta Soomaaliland Mamnuucaya in duur joogta lagu xaayo Hotelada iyo Guryaha.

Bashiir Cumar Xasan Kusimaha agaasimaha waxda duur joogta ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimiladda Soomaaliland ayaa sharxay in Wasaarada ay la wareegto duur-joogta ku jirtay gacanta bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdirahmaan Odey

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here