Maamulka Degmada Doolow iyo Odayaasha dhaqanka Oo ka wada hadlay Horumarinta Nabada

0
104

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Doloow Maxamed Xuseen Cabdi ayaa kulan balaraan oo sare loogu qaadayey nabadgalyada iyo Amniga la qaatey waxgaradka ku nool Degmada

Kulanka oo ay ka qeyb galeen Madaxa arrimaha Bulshada , Madaxa Mashariicda iyo xiriirka Hay’adaha ayaa diirada lagu saaray ahmiyada ay leedahay nabada ka jirta degaana hoos yimaada degmada Doloow.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here