Haweenka Baydhabo Oo ka qeyb qaadanaya Horumarka Ganacsi ka socda Magaalada.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Haweenka da’da yar ayaa lagu tilmaamaa inay yihiin haweenka ugu fiican ganacsiga Tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya, ganacsiga ayaa ah waxa kaliya ee Soomaaliya ka dhigay mid lagu maareeyo nolosha qoysaska inkastoo caqbada iska jireen

Haweenka Baydhabo ayaa mudooyinkaan la imaanaya fikrado Ganacsiyo cusub oo deegaanku u baahan yahay kuwaas oo maal gelin ku sameysanaya.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here