Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dadka ku dhaqan deegaan Xeebeedka Buurgaabo ayaa Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaam ka codsaday in uu wax ka qabto biyo la’aanta baahsan ee deeganka kajirto
dadkaan ayaa sheegey in ku dhawaad 30 sano aanan helin waxbiyo ah taasi darteed ay baaq u dirayaan Maamulka Jubbaland iyo Ganacsatada deegaanka
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani