Tirada dadka qabo caabuqa HIV Degmada Wajeer oo korortay.

0
62

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya aya waxa laga soo sheegayaa in korortey tirada dadka la xanuunsanaya Cudurka HIV AIDS sida lagu sheegey warbixin ka soo baxdey maamulka iyo dhaqaatiirta gobolkaasi

Yuusuf Dacar iskuduwaha Arimaha Cudurka HIV AIDS ayaa sheegey in maamulka wajeer dadka qaba Cudurka HIV AIDS uu sare u kacay marka loo fiiriyo gobolada kale ee dalka

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here