Shirka Dardargalinta Horumarinta Arimaha Xalka waara KG Oo Baydhabo Ka Furmey.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ee Caasimada Ku meel Gaarka u ah Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu Daah-Furey Mashaariicda Xaldoon iyo Nagaad oo ah Mashaariic wax loogu qabanayo Dadka Saamaysay Is bedelka Cimilada iyo Abaaraha.

Munaasabada Daahfurka Mashaariicda oo uu Dahfurey Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Laftagareen waxaa ku wehlinayey Safiirka Midowga Yurub, Wasiirka Cadaalada XFS, Goliyaasha Dowlada Koonfur Galbeed iyo Marti Sharaf Kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here