Kulan Looga hadlaayey Xaaladaha bani’aadanim ka jirta Bakool Oo Xudur Lagu qabtey.

0
68

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo daarnaa sidee si deg deg ah wax looga qaban karaa xaaladaha bani’aadanimo ee Bulshada Gobolka Bakool soo wajahdey,waxaana ka qeyb galay Maamulada Degmooyinka Xudur Tiyeeglow, Rabdhuure iyo kan Gobolka I sheegeen Saraakiil ka socotey Hay’adaha gargaarka.

Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool, waxaa kunool dad nugul oo qaarkood ay kasoo barakaceen dhibaatooyin is biirsadey Abaaraha Fatahaadaha iyo Amni darada kuwaas oo hadana aysan helin gargaarkii ay u baahnaayeen waxaana kulanka Hey’adaha loogu sheegey inay muhiim tahey in Bulshada si wadajir ah gargaar bani’aadanimo loola soo gaaro.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here