Haweenka Puntland Oo loogu baaqay inay ka qeyb galaan Doorashada golayaasha Deegaanka.

0
66

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa maalmaha laga dareemaya deeganada Puntland diyar garowga Doorashada Golayaasha degaanka 3degmo Gobolka Nugaal kaas oo Shacabka ay ku soo dooran doonaan Gudoomiyaasha Degmooyinka Sedexda ah.

Haweenka ayaa waxay kamid yihiin Bulshada ka qeyb galaya Codbixiyaasha Degmooyinkaas Sida Garowe Dongoroyo.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here