Ardeyda Fasalka 8aad Iskuulada Gobolka Banaadir Oo Maanta u fariisatey Imtixaanka Shahaadiga.

0
54

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tirada guud ee u fariisaneysa Imtixaanka Fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe ayaa gaareysa 35,307 Arday, iyadoona ay ku galayaan ilaa 93 Xarumood eek u yaala Gobolka Banaadir Amniga ayaa waxaa sugaya 1,500 oo Askari Boolis ah

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa si rasmi ah u daah furay qaadista imtixaanka fasalka 8-aad ee dugsiyada Gobolka Banaadir,Ardayda maanta imtixaanka u fariisatay ayaa isugu jirta 19,766 (wiil) iyo 15,541 (Gabdhood) .

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here