Warbixin Ku Saabsan Fadliga ay leedahay Acmaasha Tabanka Bisha Carafo.

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bisha Dul-Xijah ayaa bilaabatay Jimcihii aanu soo dhaafney oo ay taariikhda milaadiga ahayd 7 Juun ee 2024. Dul-Xaj waa bisha laba iyo tobnaad ee ugu dambeysa bilaha Islaamka. Waxayna u leedahay Muslimiinta caalamka ku nool muhiimad weyn, maaddaama bishan gudaheeda ay si wada jir ah u gutaan gudashada waajibaadka sanadlaha ah ee loo yaqaanno Xajka.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here