Dood ku Saabsan kaalinta Aqoonyahanka isbedelka Bulshada Oo Baydhabo lagu qabtey

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Doodan looga hadlaayey doorka aqoonyahanka uu ku leeyahay isbadalka Bulshada waxaana soo qaban qaabiyey Machadka Cilmibaarista, Daraasaadka iyo Doodaha ee IRAD waxaana ka soo qeyb galay Aqoonyahano Bulshada qeybaheeda kala duwan iyo madax ka socotey Dowlada KG

Kulanka ayaa inta uu socdey waxaa lagu soo Bandhigey sida aqoonyahanka uu isbedel ku sameyn karo Bulshada dhinacyada Horumarinta waxbarashada Caafimaadka maalgashiga Ganacsiga dhaqaalaha iyo Biyaha

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’edy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here