Ardeyda iskuulada Buur-Hakaba Oo u diyaar garoobaya Imtixaanka Shahaadiga

0
70

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)school ka Banooda Primary and Secondary School ee Degmada BuurHakaba ayaa waxaa uu ka mid yahay iskuulada nadaamiga ah eek u Yaala Degmada waxaana ardeyda wax ka barata iskuulka ay sanadkaan U fadhiisan donaan imtaxaanka dowlada ee ay qaadi doonta wasarada Waxbarshada dowlada fadraalka soomaliya .

Qaar ka mid ah ardeyda iskuula ayaa waxey ka hadleen sida ay uga Diyaar garooweyaan imtaxaanka dowlada.

Warkung waliba nig haayte Maring Maalyn Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here