Ganacsato ku hanti beeshey shaqaaqooyin ka dhacay Baraawe Oo Lacag lagu gudoonsiiyey

0
67

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankani oo ahaa mid xal looga raadinaayey shaqaaqooyin bilooyinkii la soo dhaafey ka dhacey Magaalada Baraawe ayaa waxaa ka soo qeyb galey Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose oo uu horkacaya qaar ka mid ah Madaxda maamulka KGS, odayaasha dhaqanka ee degaanada shabellaha hoose iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Kulanka ayaa inta uu socdey waxaa uu maamulka lacago gudoonsiiyey qaar ka mid ah ganacasatada Magaalada oo hantidooda ku waayey inta ay socdeen shaqaaqooyinka

Warkung walib nig haayte Mariing Maallyn Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here