Ceel-biyood cusub Laga hirgalin doono Degmada Sallaxley Oo La dhagax dhigay.

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka wasaarada hormarinta kheyraadka biyaha ee maamulka ssoomaliland oo ay weheliyaan xubno ka mid ah golaha wasiirada ayaa si rasmi ah u dhegax dhigeen ceel riig cusub oo laga hirgelinaaya Degmada Sallaxley, bilowga mashruucaan ceel riiga ah ayaa wax badan ka faa’idi donaan shacabka ku nool dgmada Sallaxley iyo degaanada hoos yimaada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir