Koob Loogu Magacdarey Nabada iyo is dhaxgalka dhalinyarada Oo Baydhabo ka furmey.

0
49

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan Ciyaareed looga Magac darey koobka Nabada iyo is dhex galka dhalinyarada 10-ka xaafadood ee Magaalada Baydhabo ayaana ka qeybgalaya Waxaana si wadajir ah u soo qabanqaabiyey Maamulka Degmada Ururka dhalinyaradda Degmada Hay’adda READO SOMALIA,Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha KGS

Furitaanka Kulan Ciyaareedka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha dhalinyaradda Degmada Baydhabo, gudoomiyaha Haweenka Degmada, Gudoomiye kuxigeenka Maamulka iyo maaliyada Degmada Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda dhalinyaradda iyo ciyaaraha KG iyo madax ka socotey Hay’adda READO SOMALIYA.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here