Baarlamaanka Soomaaliya Oo ansixiyay 4-ta cutub ugu horeeya Dastuurka dalka.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Baarlamaanka labada Aqal ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay afarta cutub ee wax ka badalka Dastuurka, iyadoo marka hore Afarta cutub mid mid loo codeeyay, kaddibna afarta cutub oo wada socdo ayey labada aqal ee Baarlamaanka u kala codeeyeen.

212 Xildhibaan Golaha Shacabka ah iyo 42 Aqalka Sare ayaa u coddeeyay afarta cutub ee wax ka badalka Dastuurka, ma jirin wax diiday ama ka aamusay sida uu Guddoonku ku dhawaaqay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here