Haween ku nool Baydhabo Oo Fursad u noqotay Ka ganacsiga Sameynta Afurka.

0
66

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Inta lagu guda jira bisha barakeysan ee ramaadan waxaa inta badan la xiraa maqaayadaha sida maalinlaha ah Wax looga iibsan jirey kuwaasi oo shaqadooda ay aheyd haween fara badan si ay uga maareyaan noolashooda balse haweenka qaar ayaa ah kuwa aan xirin maqayooda ayigoona sameeya afur si ay u sii wataan shaqadooda meesha qaarkoodana ay iska nastaan bisha ramadaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here