Caruur Agoon ah Oo dhar Ciid Loogu qeybiyey Degmada Buulaburte.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 60 caruur oo isuga jirta agoon iyo kuwa danyar ah oo kala ah 30 wiil iyo 30 gabdho ayaa loo qeebiyey dharka ciida si ay farxad uga ciidaan ayigoona loo dhameystirey mid welba inta uu ku ciid lahaa kuwaasi oo ku nool degmada buurala burte ee gobolka hiraan.

Waxaana deeqdaan dharka ay ee loo qeebiyey caruurta ay ka timid walalaha guruubka dhismaha ee masjidka jaamaca ee degmadaasi sanad welbana masijka dadka danyarta ah uga sameeya afurin.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here