Qalab Koronto Oo La Garaasiiyay Cisbitaalka guud Degmada Bali-gubadle.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Agaasimaha Guud ee wasaaradda Horumarinta khayraadka biyaha Soomaliland Marwo Nafisa Maxamuud Shirwac ayaa Qalab weyn ku wareejisay Masuuliyiinta gobolka Hawd, Mishiinkan ayaa dawladdu ugu talogashay cisbitaalka Magaaladda Bali-gubadle inuu u gaar ahaado.

Munaasibada lagula kala wareegayey mishiinka ayaa lagu qabtay xarunta dhexe ee Wasaaradda Horumarinta khayraadka Biyaha,waxaana goobjoog ka ahaa Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Wasiirku xigeenka Wasaarada caafimaadka, Xildhibaan Maxamed Raamboo , isuduwaha caafimaadka ee gobolka Hawd, Maayarka magaalada Baligubadle iyo Masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here