Deeq lacageed Oo la gaarsiiyay Xarunta daryeelka Carruurta Maamo Ugaaso.

0
51

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkada Hormuud Salaam Soomaali Foundation ayaa Waxaan maanta $𝟏𝟎,𝟎𝟎𝟎 Doolar iyo 50 kartoon oo timir ah ugu deeqdey xarunta Maama Ugaaso oo lagu daryeelo carruurta darbijiifka ah, si ay ugu kaalmeystaan afurka iyo ciidda nagu soo foolka leh.

Guddoomiyaha Hormuud Salaam Foundation, Abdullahi Nur Osman, ayaa aasaasaha iyo maamulaha xarunta Maama Ugaaso, Marwo Siraad Maxamed Nuur uga mahadceliyay sida ay isugu xilqaantay, nafteedana u hibeysay daryeelka carruurta darbijiifka ah.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here