Ololaha dhireynta iyo Horumarinta Deegaanka Oo laga Bilaabey Iskuulada Kismaayo.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Uruurka dhalinayarada Cagaarsan oo ay ku midoobeen dhalinyaro isu abaabulay horumarinta badqabka degaanka iyo sare u qaadidda bilicda Deegaanka oo kaa shanaya Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada ayaa dhir beeris ka sameeyey qaar ka mid ah Iskuulada Degmada Kismaayo.

Uruurka ayaa u qaybiyey dhawr Iskuul Noocyada kala duwan ee dhirta talalka ah taas ay uga golleeyihiin dib u soo noolaynta dhirta cagaaran taas door wanaagsan ka qaadanaysa bilicda goobaha waxbarashada iyo guud ahaanba magaalada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here