Ganacsatada Suuqa Baydhabo Oo Loogu baaqey ilaalinta Nadaafada.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiye Ku Xigeenka Maamulka Iyo Maaliyada Degmada Baydhabo, Agaasimaha Waaxda Caafimaadka iyo Fayadhowrka iyo Xubno ka tirsan dowlada hoose ayaa Kormeer ku Sameeyay Suuqyada Magaalada kaas oo ujeedkiisu ahayd wacyigelinta Nadaafada bixinta Caanshuuraadka iyo Xaalka ganacasatada xiligan Ramadaanka lagu jiro caqabadaha ay la kulmaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here