Tartan Ciyaareed u dhaxeeyay Ardeyda Al-Qamar Magaalada Baydhabo Oo la soo gabagabeeyay.

0
55

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mudo Sedax bilood ka dib waxaa la soo geba gebeeyey Tartan Is dhaxgal ah oo loo qabtey Ardeyda Wax ka barata Iskuulka Al Qamar Educational Acadamy ee Magaalada Baydhabo

Finalka Tartanka waxaa iskugu soo harey kooxaha ku kala Ciyaaraayey Magacyada Al Qalam iyo Gobonimo waxaana 4 iyo 3 ku adkaatey koxda wadatey Magaca Gobonimo

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here