Jaamacada Baydhabo Oo Dahfurtay Barnaamij Fogaan Deris ah.

0
72

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Jaamacadda Baydhabo ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa laga dah-furay barnaamijka Fogaan Dersiga oo loogu tala galay ardayda baahiyaha gaarka qaba kuwaasi oo aan awoodin in ay soo garaan Jaamacadda.

Dahfurka barnaamijka Fogaan Dersiga ayaa waxaa ka soo qeyb galay qaar kamid ah maamuladamac,alimiinta iyo ardada iskuulada Magaalada Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here