Warbixin Ku Saabsan Adeegyada Caafimaad uu Bixiyo Cisbitaalka Gobolka Bakool.

0
116

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka gobolka bakool oo soo marey marxalado kala duwan si looga adeego bulshada ayaa waxaa sanooyinkaan dambe la wareegtey wasaarada Caafimaadka Daryeelka bulshada koonfur galbeed, noqdeyna mid laga helo adeegyada Caafimaadka intooda badan sida xaruumaha Caafimaadka ee gobolada dalka oo kale

Waxaana isbitaalka si joogta ah uga shaqeeya Dhaqaatiir u howlan u adeegida bulshada ayidoo bukaanada isbitaalka hela daryeel caafimaad lagana haqab Tira baahidooda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here