Aqoon is weydaarsi ku saabsan Doorka Culimada Nabadda iyo isku xirka Bulashada Oo Lagu qabtay Jowhar.

0
82

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Diinta iyo arimaha awqaafta maamul goboleedka Hirshabeele ayaa magaalada Jowhar ku qabatay Aqoon isweydaarsi ku saabsan doorka culimada ee nabada iyo isku xirka Bulshada sidoo kale qeyb ka ahaa xalinta qilaafaadka.

kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay xubno ka socdeen ururada bulshada ra’idka gobolka sh/ dhaxe kuwaasi oo ka kala yimid degmooyinka gobolkaasi.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here