Mashruuc Dib loogu dayactirayo Dugsiga Farsamada Gacanta Burco Oo La dhagax dhigay.

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mashruucan ayaa waxa dib u dhis iyo Casriyeyn loogu sameyn doonaa Dugsiga Farsamada gacanta si kor loogu qaado aqoonta Ardeyda halkaas wax ku barta iyo soo saarida Ardey badan oo wax ka bedeli kara Nolosha Bulshada Soomaaliland.

Munaasabada loogu hadlaayey Mashruucan ayaa waxaa ka soo qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Soomaaliland Madax ka kala socotey Hey’adda NRC iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya oo Mashruucan Maalgelintiisa iyo Fulintiisa gacanta ku haya.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here