Xaflad ay ku qalin jabinayeen 400 Arday Barakaacyaal ah Oo lagu qabtey Baydhabo.

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Masuuliyin ka tirsan dowlada goboleedka koonfur galbeed soomaliya iyo qaar ka mid ah howladeenada hay’addaha ka howl gala magalada baydhabo ayaa ka qeyb galey xaflad ay ku qalin bedelaneyeen ku dhowaad 400 ardey oo kala soo kala xuley xerooyinka barakacayaasha ee magalada baydhabo kuwaasi oo la baraayey farsamooyinka gacanta qeybaheeda kala duwan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here