Olole Nadaafadeed Oo Ka Bilowdey Magaalada Laascaanood.

0
58

Mashruucan ayaa ah Olole lagu Hagaajinayo Godka weyn ee qashinka lagu shubo Ee ku yaala duleedka Magaalada Laascaanood kaas oo dhaafey xadkii loogu tala galay waxayna taasi dhibaata Caafimaad daro ku tahay Bulshada halkaas degan.

Halka Uu Ololahan lagu hagaajinayo Nadaafada Godka ayaa waxaa booqdey Madaxda Degmada Laascaanood iyo Saraakiisha Caafimaadka Magaalada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here