Ganacsatada Degmada Qardho Oo Lagu Wareejiyey Suuq Cusub Loo dhisey

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Suuqan ay dowlada hoose u dhistay Ganacsatada ayaa waxay Fursad u siineysaa in ay ku ganacsadaan suuqaas Habeen iyo maalin iyadoo loogu diyaariyay Qof kasta Boos ku filan uu ku ganacsado,waxaana Guddoomiyaha degmada Qardho, Taliyaha qaybta booliska iyo ciidamada qalabka sida ayaa kaalin weyn ka qaatay rarida ganacsatadan oo qaarkood ahaa dad naafo ah iyo hooyooyin waayeel ah.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here