Arday Baratay Qur’aanka Kariimka Oo Xaflad Loogu qabtey Degmada Qardho.

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madarasada daarul huda ee magalada qardho ayaa munaasabada dhiiragelin ah u sameysey 115 ardey oo dhameeyey xifdinta qur’aanka kariimka iyo hingaadiisa, waxaana munaasabada goob joog ka ahaa maamulka madaasada, waaladiin ardeyda iyo mati sharaf kale.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here