Shirka Ololaha Ceymiska Xoolaha Oo Ka Furmey Degmada Hobyo.

0
58

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkaan looga hadlayo ceymiska Xoolaha ayaa fulintiisa iska kaashanaya Kambaniga Sabri iyo wasaaradda xanaanada xoolaha ee dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada kaasoo uu maalgelinayo Bankiga Adduunka, waxaana laga Fulin doonaa Degmada Hobyo ee Gobolka Mudug.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here