Tababar ku saabsan Sida ugu haboon Lagu raadsado shaqo Oo Lagu soo gaba-gabeeyay Baydhabo.

0
85

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar kamid ah Dhalinyarada dhigata dugsiyada sare iyo Jaamacadaha magalada Baydhabo ayaa waxaa loo soo gabagabeeyay tababar ku saabsanaa qaabka ugu wanaagsan ee loo raadsado shaqooyinka iyo qorista warqadaha Cv’ga, waxaana tababarkaan qeyb ka yahay tababaro sanad walbo uu qabto Macadka Hano Academy kaasi oo lagu qabto gobolada dalka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here