Tababar Aqoon kororsi ah Oo Loo qabtay Maclimiinta Dugsiyada Qur’aanka Degmada Marko.

0
83

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madarasada Al iqra ayaa tababar aqoon koraarsi ah u daahfurtey qaar ka mid ah macalamiinta dugsiyada qur’aanka kariimka ee degmada marka, waxaana uu tababarka ujeedkiisa ahaa mid Sara looga qaadaayey tayada Macalimiinta ayidoona uu socon doona mudo 3 maalin ah.

Furitaanka tababarka ayaa waxaa goob joog ka ahaa gudoomiyaasha madarasada, culimaa’udiin iyo qeybaha kale ee bulshada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here