Dhalinyarada Degmada Beer-gadiid Oo Codsadey dhismaha Garoon Kubadda Cagta Lagu ciyaaro.

0
80

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wefdi uu hogaaminaayay wasiirka wasaaradda Dhallinyarada iyo Cayaaraha Dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Ceynte ayaa lagu soo dhaweeyay degmada Beer-gadiid ee gobolka Hiiraan, waxaana soo dhaweyntiisa ka soo qayb galay maamulka degmada, bahda dhalinyarada iyo qaar kamid ah bulshada degmada.

Wasiirka iyo wefdigiisa ayaa waxay warbixino ka dhageysteen dhalinyarada iyo bahda ciyaaraha oo kulan kula qateen degmada Beer-gadiid gobolka Hiiraan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here