Wasaarada Qorsheynta Dowlada KG Oo Gaadiid cusub lagu Wareejiyey.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Qorsheynta, Maalgashiga & Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada koonfur galbeed ayaa la wareegtay gaari Toyota Land Cruiser oo lagu talagaley hormarinta Mashruuca tooso maal galiso hey’ada GIZ.

Munaasabad kooban ee Wareejinta gaariga ayaa ka Qabsoontay xarunta wasaarada Qorsheynta waxaana ka soo qaybgalay Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Dowlada koonfur galbeed Mudane Hussein Sheikh-hussein, Agaasimaha Guud wasaarada Qorsheynta Mudane Yakub Isak Hussein iyo Madax ka socotay hey’ada GIZ xafiiska Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here