Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Oo daahfuray howlgelinta Maxkamadda Xabsiga Muqdisho

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray howlgelinta Maxkamadda Xabsiga Muqdisho ee ku yaal KM7 oo loo dhisay qaab casri ah,kaas oo loogu tala galay in Maxaabiista lagu xiro maadaama ay baahi Xabsi Soomaaliya ka jirtey waxayna ka qeyb qaadaneysaa horumarinta hannaanka caddaaladda iyo garsoorka dalka.

Munaasabada Xabsigaan Xariga loogu jaraayey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Wasiiro Xilibaano Wakiilo ka socdey hey’addaha QM oo bixiyey dhaqaalaha lagu dhisey Xabsigan sida Casriga loo dhisey iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here